Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubaland oo yeelan doonta ciidanka ugu muhiimsan Soomaliya

Kismaayo (Afdheer) Maamul goboleedka Jubaland ayaa diyaarinaya ciidamo tayo leh oo sugi doona abniga guud ahaan saddexda gobol ee uu maamulku ka kooban yahay bilaha soo socda.Maamul goboleedka Jubaland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli oo yimid Kismaayo.

Kismaayo (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sh. Axmed ayaa galabta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaana garoonka kusoo dhaweeyey madaxa maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Jubaland.

Kismaayo (Afdheer) Shalay galab waxaa Kismaayo ka soo dagay Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed ra`iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyeen wafti kooban oo isugu jira golaha baarlamaanka iyo golaha wasiirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Dr. Gaas oo Wali ku sugan Galdogob

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa maalintii labaad ku sugan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, Waxaana halkaas uga socda kulamo u kuur galida xaalada...

View Article

Cabdiweli iyo Afey oo weli Kismaayo ku sugan warbixinadii ugu dambeeyey.

Kismaayo (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maalmahan ku sugnaa Kismaayo waxay kulamo la yeeasheen bulshada Jubaland waxayna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

16 ka mid ah ciidamada col Bare hiiraale oo soo xarooday.

Kismaayo (Afdheer) sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah waxaa soo xarooday 16 ka tirsan raggii la joogay Col. Bare Hiiraale kuwaasoo ay si rasmi ah ula wareegeen guddiga loo xilsaaray arrintaas oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo weerarkii Taleex.

Garoowe (Afdheer) Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in ay cambaareynayaan weerarkii ciidamada Somaliland kuwaasoo qabsadeen degmada Taleex wasiirka ayaa sheegay in ay Somaliland weli sii wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Jubaland Dr. Seeraar

Afhayeenka maamul goboleedka Jubaland Cabdinasir Seeraar ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay wareysi ay la yeelataya gabadh lagu magacaabo Xamdi{youtube}EvpkQxX8fgw{/youtube} {jcomments off}

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ciidamada Somaliland oo ka baxay Taleex

Adis Ababa (Afdheer) Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in ay saaka ka baxeen ciidamadii Somaliland ee shalay qabsaday degmada Taleex kadib markii sida la sheegay lagu cadaadiyey somaliland inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-murtiyeedkii lagu soo gabagabeeyey heshiiskii Adis Ababa.

Warmurtiyeed ku saabsan booqashadii magaalada Kismaayo ee Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdiweli Sh. Axmed Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sh. Axmed, Wuxuu safar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad rakaab: Nairobi-Garissa-Dhadhaab.

Garissa (Afdheer) Diyaarad rakaab ah oo kuu fududeyn doonta safarkaaga ayuu kuu sahlay ganacsade Axmed A-Yare diyaaradaas oo todobadkiiba laba jeer loogu safri karo Nairobi- Garissa -Dhadhaab sidoo...

View Article

IGAD oo u digtay qaswadayaasha Soomaaliya iyo faahfaahin shirkii shalay...

Kismaayo (Afdheer) Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey oo ku sugan Kismaayo ayaa si rasmi ah markii ugu horreysay u shaaciyey inay ciqaabi doonaan cid kasta oo hor istaagta ama...

View Article

Ergo loo diray Col. Bare Hiiraale oo lasoo laabtay MAYA

Ergo loo diray Col. Bare Aden Shire ( Bare Hiiraale ) iyo dadka taageersan ee la jooga duleedka magaalada Kismaayo nawaaxiga tuulada Goobweyn ayaa lasoo laabtay MAYA nabad ma qaadanayo.Ergadan oo la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

President arrives in Doha for state visit

President Uhuru Kenyatta shares a word with Deputy President William Ruto and Majority Leader in Parliament Aden Duale at JKIA before his departure for a three day State visit to Qatar. During the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TAHNIYAD DHALASHO: Cali iyo Khadiijo oo wiil u dhahay loona bixiyey Cabdirasaaq.

DHAMAAN REER UGAAS BUCUL IYO REER CADOW SACIID IYO REER SHEEKH XUSEEN COLJOOG OO KU NOOL ADUUNKA DAAFIHIISA GAAR AHAAN  UGAAS HARUUN UGAAS DACAR OO JOOGA DEGMADA AATO EE GOBOLKA BAKOOL ,RUQIYA UGAAS...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hon. Ilyas Bare Shiil oo u waramay Universaltv + VIDEO

MP laga soo doorto Faafi oo ka tirsan Garissa county ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey tvga Universal wuxuuna yiri Soomaalidu ha ka fogaadeen khibaatooyinka ka dhacaya meelaha ay degaan si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGEYSO: Nin Soomaali ah, hooyadiina tahay Tutsi

Dhagayste, weli ma maqashay 69 jir Soomaali ah oo hooyadiis ay qolo kale tahay, inta badanna noloshiisa ku qaatay dal aysan Soomaali joogin, haddana weli yaqaana Af-Soomaaliga iyo abtirkiisa. Waa Xasan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh. Umal iyo safarkiisa Ogaden regions.

Hargeele (Afdheer) Sh. Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale ayaa in dhoweyd ku sugnaa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya wuxuuna muxaadarooyin ka jeedinayey gobolada deegaanka socdaalkaas oo qeyb ka ah...

View Article

Kismaayo oo lagu heshiiyey+ VIDEO

KIsmaayo (Afdheer) Shirar socday tan iyo markii uu Kismaayo tagay ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed waxaa Jubaland ka socday dub-u-heshiisiin maraysa meel gabogabo ah.Ra`iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raage Ugaas iyo taariikhdiisii- Somali Channeltv+VIDEO

Dr. Axmednuur oo soo wada buug ka sheekeyn doona taariikhdii Abwaan Raage Ugaas Warfaa faarax Samatar waxaa la qiyaasaa inuu dhashay sannadkii 1835 ku dhashay ceelka sasabane gobolka Jarar...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live